Shacabka Gobolka Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sicir Bararka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Gobolka Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sicir Bararka
January 12, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Sicir bararka ka jira dalka ee soo noq noqonaya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS