Gudoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Oo Si Adag Uga Hadlay Baraha Bulshadu Ku Kulanto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Oo Si Adag Uga Hadlay Baraha Bulshadu Ku Kulanto
January 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada ayaa ka hadlay khatarta ay leeyihiin Baraha Bulshadu ku kulanto una leyihiin Dhalinyarda,waxana uu sidoo kale fariimo kala duwan u diray Waalidiinta Dhalinyaradaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS