WAJAALE NEWS

“Madaxwayne Tirtir Heshiiskii Saldhiga Milateri”..Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga

Hargaysa(W,N)-Maxamed Xaashi Cilmi iyo Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland ayaa Si adag uga hadlay Saldhiga Milateri ee Imaaraadka laga siiyay Magaalada Berbera,waxaanay Madaxwaynaha u soo jeediyeen in uu gabi ahaanba Tirtiro gabi ahaanba Heshiiskii Saldhiga Milateri.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version