Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
January 12, 2018 - Written by Reporter:

Tukaraq(W,N)-Isuduwaha Wasaarada Maaliyada Gobolka Sool oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada ayaa maanta Kormeer ku tagay kastamka Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/FPUXdce90Rk

COMMENTS
LINKS