Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Baarlamaanka Dalka UK | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Baarlamaanka Dalka UK
January 12, 2018 - Written by Reporter:

London(W,N)-Wafti Wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Golaha Baarlamaanka Dalka UK,Waxaanay ka wada hadleen xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee ay lahaayeen Dalalka Somaliland iyo Britain.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS