Shirkada Global Travel Agency & Cargo Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Global Travel Agency & Cargo Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhisay
January 13, 2018 - Written by Reporter:

Maamulka Shirkada Global Travel Agency & Cargo  Oo Kamid ah Shirkadaha bulshada reer Somaliland adeegyo kala duwan qabata Ismarkaana Xiligan Macaamiisheeda Adeegyo kale oo aad ugu muhiim ah,Global Travel Agency&Cargo  Waxay Xafiis ku leedahay Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Xaafada Jig Jiga.

 

GGGGGG

Hadaba Masuuliyiinta Shirkadan Oo Ah dhalinyaro aqoonyahano ah oo ay ka mid yihiin Mohamed khade Axmed Kabadhe oo ah Manager-ka Globel travel iyo Hamse Mohamed Warsame oo ah Maamulka Shirkada ayaa mar aanu booqanay Xafiiska Shirkada Global Travel Agency & Cargo Ayaa waxaa nooga warbixiyay Hamse Mohamed Warsame oo ah Maamulka shirkada, ahna Aqoon yahayn Da.yar isla markaana ah  Maamulaha @Dahab iyo somtel ee Degmada ibrahim Koodbuur Waana Ganacsade.

26753820_328949544256101_822375350_n (1)

Hamse Mohamed Warsame ayaa sharaxay adeegyada ay bixiso Shirkada Global Travel Agency & Cargo waxaana uu noo sheegay in ay Shirkada Global Travel Agency & Cargo ay Ardayda doonaysa Waxbarashada ay u qaadaan Wadamada Dibabada sida Maleesiya ,Channa iyo Hindiya,waxaana uu sidoo kale sheegay in ay soo saaraan qayb kale oo dalxiiska dibada ah isla markaana ay shirkadu bixiso iyo qayb kalo oo dalxiiska gudaha Somaliland,waxaanu uu sheegay in ay mudadii ay jirtay Shirkadu ay horumar balaadhan ku talaabsatay waxaana uu dadka u baahan tigidhada ugu bushaareey in ay hayaan tigidho jaban.

26794080_330055014145554_1426731724_n

 

COMMENTS
LINKS