Daawo: “Marnaba Ogolaan Mayno Dhul Somaliland Leedahay In Lagu Soo Xad Gudbo”.Suldaanka Guud Ee Subeer Awal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Marnaba Ogolaan Mayno Dhul Somaliland Leedahay In Lagu Soo Xad Gudbo”.Suldaanka Guud Ee Subeer Awal
January 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N):-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa fariin adag u diray Dawlada Federaalka Soomaaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland,waxaana uu sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in lagu soo xadgudbo dhul ay Somaliland leedahay.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS