WAJAALE NEWS

Daawo: “Marnaba Ogolaan Mayno Dhul Somaliland Leedahay In Lagu Soo Xad Gudbo”.Suldaanka Guud Ee Subeer Awal

Hargeysa(W,N):-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa fariin adag u diray Dawlada Federaalka Soomaaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland,waxaana uu sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in lagu soo xadgudbo dhul ay Somaliland leedahay.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version