WAJAALE NEWS

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kormeer Ku Soo Maray Waaxaha Cashuuraha Ee Caasimada Hargaysa

Hargaysa (W,N):-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada oo ay weheliyaan Agaasimaha Cashuuraha Bariga ayaa kormeer ku soo maray waaxaha Cashuuraha Maaliyada ee shanta Degmo ee Caasimada Hargaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

 

 

 

 

Exit mobile version