WAJAALE NEWS

Daawo: Cali Waran Cade Oo Digniin Culus U Diray Xukuumada Farmaajo

Hargaysa (W,N):-Cali Maxamed Waran Cade ayaa digniin culus u diray Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya isagoo uga digay dhaq dhaqaaq kasta oo uu ka wado Deegaanada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/17QOPeM0S6E

 

 

WARIYE XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS DESK

HARGAYSA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

Exit mobile version