Daawo: Cali Waran Cade Oo Digniin Culus U Diray Xukuumada Farmaajo

Hargaysa (W,N):-Cali Maxamed Waran Cade ayaa digniin culus u diray Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya isagoo uga digay dhaq dhaqaaq kasta oo uu ka wado Deegaanada Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka   https://youtu.be/17QOPeM0S6E     WARIYE XAMSE JIRDE WAJAALENEWS DESK HARGAYSA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kormeer Ku Soo Maray Waaxaha Cashuuraha … Continue reading Daawo: Cali Waran Cade Oo Digniin Culus U Diray Xukuumada Farmaajo