Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
January 17, 2018 - Written by Reporter:

Tukaraq (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanay kulamo la qaateen Ciidamada Qaranka ee ku sugan Deegaanka Tukaraq.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Nashaad Farxaan Cali

Daawo: Cali Waran Cade Oo Digniin Culus U Diray Xukuumada Farmaajo

 

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Oo Kormeer Ku Soo Maray Waaxaha Cashuuraha Ee Caasimada Hargaysa

Wajaale” Magaalo Masuuliyiinteedu Ka Soo Shaqo Tagaan Magaalo Kale.

 

 

COMMENTS
LINKS