WAJAALE NEWS

Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanay kulamo la qaateen Ciidamada Qaranka ee ku sugan Deegaanka Tukaraq.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Nashaad Farxaan Cali

 

 

 

Exit mobile version