Siddee Ayaa looga Guulaysan Karaa Balwada…Free From Addiction? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siddee Ayaa looga Guulaysan Karaa Balwada…Free From Addiction?
January 17, 2018 - Written by Editor:

Waxaan Maanta ka akhriyey website-ka psychologytoday.com warbixin kooban oo xiiso badan oo ay qortay gabadh ku takhasusutay aqoonta clinical psychology. Oo magaceeda la yidhaahdo Dr. Lisa Firestone, waxay cinwaan uga dhigtay Breaking Free from Addiction: How to overcome the “critical inner voice” that drives addiction ……. Oo marka la soo koobo noqonaysa SIDDEE AYAA LOOGA GUULEYSAN KARAA BALWADA…. Wuxu ahaa qoraal aqooneysan oo ka dhashay mar ay a kulantay walaasheed oo balwad ka dhigatay daawashada jaaska amma qoob ka ciyaarka…. Waxay ka warantay inuu qofku had iyo jeer u nuglaado cod gudaha uga imanaya oo ku qasabaya inuu sameeyo wax uu la qabsaday ..

Chewing-Qat-in-Yemen-5-M

ugu dambeyna waxay ku soo ururisay si uu qofku balwada uga baxo waa inuu sameeyaa qorshahan: Identify …… ( Baadhis inuu ku sameeyo mushkiladan haysta) … Journal…. ( inuu diwaan geliyo dabadeedna u raadiyo bedelkeeda) …. Reflect…. ( inuu baadho meelaha ay ka soo raacday balwadu iyo haddii cid qaraabadiisa ah lahaan jirtay)… Plan….. ( inuu samaysto Qorshihii uu kaga bixi lahaa)……. Haddaba maanta waxaynu leenahay….. Free from Qaad Addiction, …….Free from Chatting Addiction….. Free from Muqaaxi fadhi Addiction……. Free from watching bad movies Addiction…… Free from Daawashada musaslada Addiction…… Free from excess Internet using Addiction…..free from Selfie pic addiction.

Waxa Turjumay  Macalin Cabdilaahi Beershiya

COMMENTS
LINKS