Daawo: Deeq La Gaadhsiiyay Qoys Danyar Ah Oo Haysta Caruur Aan Lahayn Maqaarka Sare Ee Jidhka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Deeq La Gaadhsiiyay Qoys Danyar Ah Oo Haysta Caruur Aan Lahayn Maqaarka Sare Ee Jidhka.
January 18, 2018 - Written by Reporter:

GABILEY (W,N)-Xubno ka mid ah Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Australia ayaa Deeq Mucaawino ah soo gaadhsiiyay Qoys Haysta Dhowr Caruura Oo ku soo dhashay iyagoon lahayn Maqaarka Sare Ee Jidhka Kuwaasi Oo Unugul Qoraxda iyo Qabowga.

Qoyska Ayaa ah Qoys  danyar ah oo tabaalaysan islamarkaana ku nool deegaanada u dhexeeya KALABAYDH IYO WAJAALE Tuulada Balayga Cas Agagaarka Banka Mashruuca Ee gobolka Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS