Daawo: Abaar Ba,an Oo Ka Taagan Deegaanada Xeebaha Ee Gobolka Awdal Iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Oo Socdaal Ku Tagay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abaar Ba,an Oo Ka Taagan Deegaanada Xeebaha Ee Gobolka Awdal Iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Oo Socdaal Ku Tagay
January 18, 2018 - Written by Reporter:

Lughaya(W,N):-Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Maareeyaha ka hortaga Aafooyinka oo safar indho indhayn ah ku marayay Deegaanada Xeebta Ee Gobolka Awdal oo ay Abaar baahsani ka jirto ayaa maanta ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo loogu gargaarayo dadka ay abaartu saamaysay ku nool Deegaanadaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS