WAJAALE NEWS

Daawo: Abaar Ba,an Oo Ka Taagan Deegaanada Xeebaha Ee Gobolka Awdal Iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Oo Socdaal Ku Tagay

Lughaya(W,N):-Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo Maareeyaha ka hortaga Aafooyinka oo safar indho indhayn ah ku marayay Deegaanada Xeebta Ee Gobolka Awdal oo ay Abaar baahsani ka jirto ayaa maanta ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo loogu gargaarayo dadka ay abaartu saamaysay ku nool Deegaanadaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version