DAAWO; Madax Dhaqameed Beesha Sacad Muuse Oo Xaalka Bixiyay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Suldaan Xasan Oo Xasaasiyad ka Dhex Abuuray Bulshada Somaliland.. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax Dhaqameed Beesha Sacad Muuse Oo Xaalka Bixiyay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Suldaan Xasan Oo Xasaasiyad ka Dhex Abuuray Bulshada Somaliland..
January 18, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Qaarkamdia Madax Dhaqameedka Beelaha Sacad Muuse ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen Magaalada Hargaysa Xaalka ka Bixiyay Hadal Deel qaaf ahaa Oo hore uga soo Yeedhay Suldaan Xasad Suldaan Cabdilaahi kaasi oo Abuuray In Salaadiyiinta Reer Somaliland qaarkood Maalmihii Udanbeeyay ay ka Hadlayeen Warbaahinta iyagoo ka Dareen Celinayay Hadalkii hore uga soo Yeedhay Suldaan Xasan

Shirka jaraa,id Ayaa Waxaa  ka Hadlay Suldaanka Beesha Sacad Muuse Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Waxaanu Dhamaan Bulshada Reer Somaliland Xaalkasiisay Hadalka Suldaan Xasan oo uu ku Tilaamay Mid Gef ah Islamarkaana kala fogaynaya bulshada Reer Somaliland Ee Walaalaha ah;

 Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan ‘

COMMENTS
LINKS