WAJAALE NEWS

DAAWO; Ururka Hablaha Magaalada Tog Wajaale Ee (Wajaale Developement ) Oo Agab Caafimaad Soo Gaadhsiisay Cisbitaalka Guud Ee Degmada.

Tog Wajaale (W,N) Ururka Ay bahoobeen  Hablaha Ka Soo Jeeda Magaalada Tog.Wajaale Ee ( Wajaale Developement ) Ayaa Agab Caafimaad Soo Gaadhsiisay Cisbitaalka Guud Ee Degmada Wajaale.

Waxaana  Deeqdan Gudoonsiiyay Maamulka Cistibaalka MagaaladaTog Wajaale Marwo Aamin Aw Jaamac Muumin oo ay usoo wakiisheen xubnaha ururkan oo ku kala nool wadamada dibada.

 

Exit mobile version