WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargaysa(W,N):-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo mudo sadex cisho ah safar ugu maqnaa Dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,Waxaana Safarka Madaxwaynaha ka warbixiyay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/NxpTR7XOmGM

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version