WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashaariic Ay Xukuumadii Hore Ka Hirgalisay Galbeedka Laascaanood

Laascaanood(W,N)-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan Maamulka Gobolka Sool ayaa kormeer ku tagay mashaariic ay Xukuumadii hore ka hirgalisay Galbeedka Magaalada Laascaanood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version