Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Mo Farah Oo Tartan Orod Ahi Ku Dhexmaray Addis Ababa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Mo Farah Oo Tartan Orod Ahi Ku Dhexmaray Addis Ababa
January 18, 2018 - Written by Reporter:

Addis Ababa (W,N):-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uu kula kulmay Orod yahanka caanka ah ee Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland isla markaana u orda dalka Ingiriiska,Sidoo kale Mo Farah iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay sameen tartan orod kooban ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS