Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyay Heshiisyadii Ay Xukuumadii Siilaanyo La Gashay Imaaraadka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyay Heshiisyadii Ay Xukuumadii Siilaanyo La Gashay Imaaraadka
January 18, 2018 - Written by Reporter:

London (W,N):-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ku sugan Magaalada London ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay heshiisyadii kala duwanaa ee ay Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo la gashay Dawlada Imaaraadka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS