Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Magaalada Laascaanod | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Magaalada Laascaanod
January 19, 2018 - Written by Reporter:

Laascanod (W,N):-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Gobolka Sool ayaa maanta soo kormeeray Mashaariicaha ay Xukuumadu ka hirgalisay Magaalada Laascaanood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS