WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Magaalada Laascaanod

Laascanod (W,N):-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Gobolka Sool ayaa maanta soo kormeeray Mashaariicaha ay Xukuumadu ka hirgalisay Magaalada Laascaanood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version