WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Oo Salaadii Jimcaha Kaga Hadlay Hees Maalmihii U Danbeeyay Haysatay Baraha Bulshada

Hargaysa (W,N):-Guddoomiyaha Hay,adda Diwaanka Sakada Sheekh Siciid Maxamed Faarax ayaa maanta Salaadii jimacaha kaga hadlay Hees maalmihii u danbeeyay baraha Bulshada haysatay,Waxaanu sidoo kale Sheekhu si adag uga hadlay Hambalayada Meherka Iyo Arooska ee lagu sii faafiyo Baraha Bulshada iyagoo  dhicin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version