WAJAALE NEWS

Daawo “Ciidamada Somaliland Waa In Ay Tuko-Raq Sii Dhaafaan”..Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (W,N):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa maanta waxa uu si adag uga hadley dagaalka Tuko-raq isaga oo Ciidamada Somaliland ugu baaqay in ay hore u sii socdaan ilaa ay ka gaadhayaan xuduudooda. .

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa u hadalo hanjabaada uu hawda u mariyey Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi wali Gaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/nffUCtqwETg

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version