WAJAALE NEWS

Daawo: Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Tukaraq Oo Soo Dhaweeyay Imaanshaha Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Tukaraq

Tukaraq (W,N):-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Tukaraq ayaa taageeray imaanshaha Ciidamada Qaranka Somaliland ee Deegaanka Tukaraq, waxaanay sidoo kale fariin adag u direen Maamul Goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version