WAJAALE NEWS

Daawo: Sheekh Adan-Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Hab-dhaqanka Salaadiinta Somaliland

Hargeysa (W,N):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dhibaatada Carrabku u horseedo Aadamaha, haddii loo adeegsado dhinaca xun ee ah in Bulshada la iskaga horkeeno.

Sheekh Aadan-Siiro wuxuu Xukuumaddu cusub ee Somaliland u soo jeediyey inay midayso Bulshada Somaliland, isagoo sidoo kalena Madax-dhaqameedka Dalka ku canaantay inay ku mashquulsan yihiin wax aan shaqadooda ahayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version