Hambalyo Meher Wacan Axmed xuseen Cismaan (Axmed Faras) Iyo Xamda Sheikh Cabdiqaadir Carab Oo Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan Axmed xuseen Cismaan (Axmed Faras) Iyo Xamda Sheikh Cabdiqaadir Carab Oo Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa.
January 19, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Masuuliyiinta Madax Dhaqameed, Odayaasha iyo   Qaybaha Kala Duwan ee  bulshada kuna kala nool gudaha Somaliland iyo wadamo kamida caalamka ayaa dhambaal Hambalyo ah udiray  Meherka Mudane Axmed xuseen Cismaan   Iyo Marwo  Xamda Sheikh Cabdiqaadir Carab Warsame Oo Maanta Meherkoodu  kulmiyay  Badi Haldoorka Somaliland  kana  Dhacay Maagaalada Hargaysa Gaar Ahaan  Huteelka Crown.

meher 1

meherka 2

meherka 3

Waxaan Hambalyo  Diraya Ugu Horay  Sheikh Cabdiqaadir Carab Warsame

Boqor Muxumed Geele Seed

Cumar Madar Muuse

Axmed Taani Ducaale

Eng Xaashi Cumar Cige

Maxamed Axmed Geele

Maxamed Nuur Xasan  

Maxamed Xuseen Nuur Bakaal

Baashe Haybe

 Khadar Xasan Kaamil

Khadar  Aw nuur Caynaashe

Khaddar faarax Sareeye

Axmed Ismail Warsame

Yuusuf Jaamac Hirsi

Faysal Cumar Madar

Dhamaan Dadkan korku Xusan Oo ku kala Nool Dunida dacaladeeda Waxay Qoyskan Ilaahay ugu Baryayaan Noqda kuwii kala Hela Ubad Khayr Qaba  Xidhiidhiyana Ehelalooda.

 

Aamin Aamin

 

 

 

COMMENTS
LINKS