DAAWO; Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayso) Oo Xaalka Bixiyay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Suldaan Xasan Oo Shacabka Reer Somaliland Khilaafka Dhex Abuuray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayso) Oo Xaalka Bixiyay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Suldaan Xasan Oo Shacabka Reer Somaliland Khilaafka Dhex Abuuray.
January 20, 2018 - Written by Reporter:

HARGAYSA(W,N) Suldaan Mawlid Cali Ibraahim (Sabayso) oo kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Gaar ahaan Salaadiyiinta Beesha Sacad Muuse Ayaa  Shir jaraaid Oo uu Maanta ku Qabtay Magaalada Hargaysa  waxa Uu  Bulshada Reer Somliland iyo cidkasta oo Dhibtay Ka raali galiyay Xaalna ka kasii Hadalo Deel Qaafa oo hore uga soo Yeedhay Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Ku Hadlayay Magaca a Beelaha Habar Awal

Sidoo kale  Suldaan Mawliid Sabayso oo ah Suldaanka Beesha Sacad Muuse kana kamida Madax Dhaqameedka Somaliland kuwa ugu Mayalka adag Ee aan ku Dhex Milmin Tartankii Doorashada ayaa Madax Dhaqameedka Reer Somaliland Ugu Baaqay in ay Iskaga dhex Baxaan Siyaasada Bulshadana  ayka Joojiyaan Waxkasta oo  kala Fogaynaya  .

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS