Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisada Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Maamulka Farmaajo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisada Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Maamulka Farmaajo
January 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaalada deegaanka Tukaraq,waxaanu sidoo kale Madaxwaynuhu fariin adag u diray Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lrEJNDqWues

 

COMMENTS
LINKS