WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisada Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Maamulka Farmaajo

Hargeysa (W,N):-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaalada deegaanka Tukaraq,waxaanu sidoo kale Madaxwaynuhu fariin adag u diray Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lrEJNDqWues

 

Exit mobile version