WAJAALE NEWS

Daawo: Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay

Hargeysa (W,N):-Ku Xigenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Xuseen Maxamed Jaamac Balal ayaa ka hadlay Eedaymo uga yimi qaar ka mid ah Qareenada Somaliland kuwaasi oo ku eedeeyay in ay hortaagan yihiin Xeerarka ka soo baxa Golaha Wakiilada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version