Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Laba Xubnood Oo Gudida Cadaalada Kamid Noqon Doona | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Laba Xubnood Oo Gudida Cadaalada Kamid Noqon Doona
January 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)-Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen waxay ku ansixiyay laba Xubnood oo ka mid noqon doono Gudida Cadaalada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/X5REenQ9Qqw

COMMENTS
LINKS