WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Laba Xubnood Oo Gudida Cadaalada Kamid Noqon Doona

Hargaysa (W,N)-Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen waxay ku ansixiyay laba Xubnood oo ka mid noqon doono Gudida Cadaalada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/X5REenQ9Qqw

Exit mobile version