WAJAALE NEWS

Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Khamri, Xashiishad Iyo Wajiyo Dadka Lagu Baadho

Hargaysa(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawlgalo ay fuliyeen waxay gacanta ku soo dhigeen Khamri, Xashiishad, iyo Wajiyo dadka lagu baadho.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ukzcEDUq6A8

Exit mobile version