DAAWO; Madaxwaynaha Jabuuti Oo Markii Uhoraysa ka Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ku Tagay Dalkiisa Sheegayna In Yahay Nin Reer Jabuuti Ah, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha Jabuuti Oo Markii Uhoraysa ka Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ku Tagay Dalkiisa Sheegayna In Yahay Nin Reer Jabuuti Ah,
January 20, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Ayaa Waraysi Gaara Oo Uu  Siiyay Muuq Baahiyaha Universal Tv Kaasi oo uu la yeeshay Wariye Cabdisalaan Hereri Ayaa wuxu kaga hadlay Arimo Dhowr ah

Madaxwayne Geele ayaa sidoo kale ka hadlay aragtada dalkiisa ee somaliland iyo madaxwaynaha cusub ee dhawaan la doortay Muuse Biixi Cabdi Oo Uu Xusay in Uu Yahay madaxwayne kasoo wada jeeda labada dal Ee Jabuuti Iyo Somaliland .

Dhanka kale madaxwayne ismaaciil cumar geele ayaa ka hadlay wakhtiga ay doorashadu ka qabsoomayso iyo talaabooyinka horumar ee uu dalkiisu ku talaabsaday mudadii uu xilka yahay,

COMMENTS
LINKS