Wasiirka Cadaaladda Oo Maanta la Wareegay Komishanka Dib-uhaynta Shuruucda Somaliland Iyo Gudidda Baadhista Xasuuqa JSL. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaaladda Oo Maanta la Wareegay Komishanka Dib-uhaynta Shuruucda Somaliland Iyo Gudidda Baadhista Xasuuqa JSL.
January 21, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa Maanta Si rasmiya ula Wareegay Labada hayadood ooh ore u ahaa kuwo madaxbanaan balse Xeer nidaamiyaha dawlada  oo dhawaan madaxwaynaha jamhuuriyada  Somaliland lagu hoos geeyay Wasaarada Cadaalada.

Munaasibadan uu wasiirka Cadaaladu kula wareegayay labada haaayadood Ayaa waxaa ka kasoo qaybgalay masuuliyiintan xilka lagala wareegayay iyo wasaarada cadaalada iyagoo hada wixii ka danbeeyay noqon waaxo  wasaarada kamida.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN;

 

COMMENTS
LINKS