WAJAALE NEWS

DAAWO; “Waynu Guulaysanay Oo Waad ka War Qabtaan Balse Waxaynu Utanaasulnay Danta Qaranka” Gudoomiye Cirro,

BORAMA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro  iyo Wafti uu hogaaminayo oo maanta safar ku tagay gobolka awdal gaar ahaan dedmada dilla iyo magaalada boorama

Hadaba gudoomiyaha xisbiga wadani oo ka hadlay ujeedada safarkooda iyo sidii ay udhacday doorashadii oo uu bulshada reer awdal usheegay in uu xisbiga wadani guulaystay balse ay utanaasuleen danta qaranka

DAAWO MUUQAALKA  NUXURKA KHUDBADII GUDOOMIYE CIRRO;

https://youtu.be/lQb3gEUAXrY

Exit mobile version