WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalkii Labada Beelood Ee Deegaanka Dararwayne+Tirada Dhimasho Iyo Dhawaaca

Hargeysa (W,N):-Wararka hada ka soo baxaya dagaalkii maanta ka dhacay deeganka Darar Weyne ee gobalka Sanaag ayaa wararku waxa sheegayaan in dhimashadu ay ka badan tahay 10 qof isla markaana dhaawacu ka badan yahay 20 qof sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiin Xukuumada ka tirsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version