WAJAALE NEWS

DAAWO: “Waxaanu Umahad Naqaynayaa Madaxwaynaha Jsl Iyo Golihiisa Wasiirada, Oo Go,aan Ku Qaatay Waxay Bulshada Reer Wajaale Mudo Badan Ubaahnaayeen” .Suldaan Ismaaciil

TOG WAJAALE (W,N):-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kaamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland Gaar Ahaan   Suldaanka Gobolada Maroodi Jeex iyo Gabiley kana mid ah Gudida loo Xil saaray Town Planka Magaalada Tog wajaale ayaa ka hadlay qorsha lagu banaynayo wadooyinka Magaalada Wajaale waxaanu Madaxwaynaha Somaliland iyo Golahiisa Wasiirada uga mahad celiyay qorshahan ay fulisay oo ay Bulshada reer Wajaale mudo badan sugaysay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version