DAAWO:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeyay Dagaalka Ceel Afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeyay Dagaalka Ceel Afwayn
January 22, 2018 - Written by Wariye:

afhayeenka xisbiga wadaniHargeisa(WJN):Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay xaalada coladeed ee gobolka sanaag ee ceel afwayn ayaa waxa uu ku eedeyay xukuumada somaliland inay masuul ka tahay xalada halkaasi ka taagan.

 

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdulkadir Habane

COMMENTS
LINKS