WAJAALE NEWS

DAAWO:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeyay Dagaalka Ceel Afwayn

afhayeenka xisbiga wadaniHargeisa(WJN):Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay xaalada coladeed ee gobolka sanaag ee ceel afwayn ayaa waxa uu ku eedeyay xukuumada somaliland inay masuul ka tahay xalada halkaasi ka taagan.

 

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdulkadir Habane

Exit mobile version