DAAWO:MADAXWAYNAHA SOMALILAND OO KA QAYB GALAY MUNAASIBAD LOOGU DIYAAR GAROOBAYAY DIWAAN GALINTA SHAQALAHA DAWLADA. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:MADAXWAYNAHA SOMALILAND OO KA QAYB GALAY MUNAASIBAD LOOGU DIYAAR GAROOBAYAY DIWAAN GALINTA SHAQALAHA DAWLADA.
January 22, 2018 - Written by Wariye:

madaxwaynaha somalilandHargeisa(WJN):Madaxwaynaha jamuuriyadda Somaliland oo ka qayb galay minaasibad loogu diyaar garoobayay diwaan galinta shaqalaha dawlada oo ay soo agaasintay haayada shaqalaha iyo wasarada shaqo galinta madaxwayne muuse biixi cabdi  oo ka hadalaya munasibadaasi ayaa waxa uu ka warbixiyay muhiimada ay leedahaya cadaladu iyo in si siman loogu sinaado shaqaalaha dawlada oo inta badan ay cabashooyin ka jiraan.

 

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdulkadir Habane

COMMENTS
LINKS