DAAWO; Siyaasi Cali Sandule Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Tuka raq, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwayne Muuse Biixi, Muxuuse Ku Dhawaaqay? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cali Sandule Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Tuka raq, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwayne Muuse Biixi, Muxuuse Ku Dhawaaqay?
January 22, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaasi Cali Sandule oo kamida Siyaasiyiinta Somaliland kana Tirsan Xisbi xaakimka Kulmiye Kana soo jeeda Gobolada Bari ee Somaliland ayaa si Adag Uga Soo Horjeestay Dagaalka Tukaraq Ee Gobolka Sool,

Sidoo kale Siyaasi Cali Sandule ayaa Madaxwayne Muuse Bixi ku Dhaliilay Talaabada uu Ciidamada Somailand ugu Raray Aaga Tukaraq Isagoo ku Tilaamay in uu Deg degay Dadkii soo Doortayna Isagoon Xilka Haynin Uu Dagaal ugu Abaal Guday.

Dhanka Siyaasi Cali Sandule ayaa ku Dhawaaqay in  uu Murashax ka yahay Xisbiga Kulmiye Mustaqbalka Dhow.

 Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS