Masuuliyiinta Hantidhawrka Oo Iska Difaacay Eedo Uu U jeediyey Gudooomiyihii Dhawaan Xilka Wareejiyey. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Hantidhawrka Oo Iska Difaacay Eedo Uu U jeediyey Gudooomiyihii Dhawaan Xilka Wareejiyey.
January 23, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)  Masuuliyiin katirsan hanta dhawrka guud ee qaran ayaa iska difaacay eedo uu usoo jeediyay hanta dhawrihii hore ee dhawaan xilka wareejiyay

Sidoo kale xubnahan ayaa sheegay in aan la eryin wax shaqaale ah balse shaqada uun laga hakiyay.

COMMENTS
LINKS