Wasiirka Arimaha Gudaha Oo sheegay In Ay lagama maar maan Tahay Talaabo laga Qaado Dadka Nabadda Waxyeelaynaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo sheegay In Ay lagama maar maan Tahay Talaabo laga Qaado Dadka Nabadda Waxyeelaynaya.
January 23, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland Muj Maxamed kaahin Axmed ayaa shir jaraa,id oo uu maanta ku qabtay magaalada hargaysa waxa uuu kaga hadlay dagaalka dhawaan ka dhex qarxay laba beelood oo wada dega gobolka sanaag oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

https://youtu.be/vOrlNOSRkDU

COMMENTS
LINKS