WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo sheegay In Ay lagama maar maan Tahay Talaabo laga Qaado Dadka Nabadda Waxyeelaynaya.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland Muj Maxamed kaahin Axmed ayaa shir jaraa,id oo uu maanta ku qabtay magaalada hargaysa waxa uuu kaga hadlay dagaalka dhawaan ka dhex qarxay laba beelood oo wada dega gobolka sanaag oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

https://youtu.be/vOrlNOSRkDU

Exit mobile version