DAAWO; Dhalinyarada Kubada Cagta Ee Gobolka Awdal Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Wasiirka Maaliyada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhalinyarada Kubada Cagta Ee Gobolka Awdal Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Wasiirka Maaliyada.
January 23, 2018 - Written by Editor:

BORAMA(W,N) “Horaa Loo Soconayaadii  Buugii Kulmiye Ku Qornayd Ma Waxa ay Isku Bedeshay Dib baa Dhalinyarada Loogu Soo Noqonayaa”Dhalinyarada Kubada Cagta Awdal Oo Eedihi Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Wasiirka Maaliyada oo dhawaan ku kacay fal uu ku eryayo kooxaha kubada cagta ee ku ciyaari jiraya magaca wasaarada maaliyada oo kana kala dhisnaa gobolada dalka qaar

COMMENTS
LINKS